Ramadaan kariim
Bishii Ramadaan ayaa waqtigeedii soo galay umada muslimiinta ah oo Ilaahay nasiib usiiyay inay wakhtigan soo gaaraan ayaa aad iyo aad ugu farxay inay udhalato markale bishii barakaysneed ee Ramadaan
Bishaan Ramadhaan waxaa ayleedahay fadliyo fara badan oonla soo koobi karin kuwa ugu waaweyn waxaa kamida in dhaxdeeda bishaan uu kujiro habaynka laylatul qadri oo kun bilood [86 sano] kaqiimo badan iyo in habayn kaste oo bishan kamida Eebe dad badan naarta kaxoreeyo-Alaha nagu daro kuwaase
Bogga Nabada oo biloowday
Waxaa goordhaweed aanku guuleesanay dhismaha web uadeega umadeena soomaaliyeed ee kala daadsan. Waxaana rajaynaynaa inuu aad faaiido ugu yeelandoono mujtamaceena insha Allaah.
marka arrintaas yaan ugu bishaaraynaynaa umada soomaaliyeed waxaana umahad celinaynaa dadkii gacanta kagaystay dhismaha webkan oo uu ugu horeeyo macalinka wayn ee farsamaha casriga iyo computerada Maxamed Cali iyo websitekiisa www.aqoonkaal.com.
Baaba'a kadhashay faragalinta shesheeye
Waxaa wadankeena ku hardamaya umada fara badan oo bad iyo bariba buuxiyay mid walbana leeyay umadan soomaaliyeed yaan wanaag uwadaa laakiin waxa kaliya oo xaqiiqo ahaan laga dhaxlay shisheeyaha waa dhibaatada oo sii baahday iyo xalkii oo fogaaday wadan walbana wuxuu wataa danaha asaga ugaarka ah oo kaliya. marka waa in qofna uusan kafilanin in wadan kale somalia kheyr ukeeno iyo xal.

dhagayso